yaboohis
(m.l)

ld yaboohin. yaboohin

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaboohis

yaboohin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaboohi. ld yaboohis. yaboohi, yaboohis

yabooh [m.l]
1. Dadka cayrta ah, baryada ay wax ku weyddiistaan; waxa kolkay yaboohsadaan la siiyo. 2. ld yaboohid.

yabooh [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
1. Ka y.: baadi meel shir ah ka naadin. 2. U y.: cid, cid kale taageero u weyddiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg