yac
(m.dh)Sagaarada teeda dheddig.
yac
(Erey Dareen | Exclamation)Ka joog! Daa!
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yac ↴
yacarun [m.l]
ld carun.
yacay [m.l]
Geedo yaryar iwm oo dhawraarin ahaan gogosha iyo dhulka la kala dhexgeliyo; asgogol.
yacay [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday)
Guri yacay dhigid.
yacayan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-ynaa, -ynayd)
Guri wax yacay la dhigay ahaansho.
yacayid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yacay².
yacaynaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yacayan. ld yacaynaan-sho.
yacaynaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yacaynaan.
yacyacood [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. Y. ah: miro aan weli bislaan. 2. Y. ah: hilib aan bislaan oo weli dhiiggii leh.
y [m.dh]
(ya') Xarafka saddex iyo labaatanaad ee
alifba'da af soomaaliga waana shibbane.