yad
(m.dh)1. Awood gacan lagu fuliyo. 2. Mulkile. 3. Gacan. ld yed¹.
yad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)1. Cid ama wax gacan wax ku yeelid. 2. Gacan wax ku dhigid. 3. ld yad 2. U y.: cid wax siin. 4. Ku y.: cid gacan wax ku yeelid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yad ↴
jaabbiyad [m.dh]
Berked biyaha loogu kaydiyo
beeraha timirta.
maaddiyad [m.dh]
(fals.) Fikrad falsafadeed oo
aammisan in adduunka aan jirin wax aan
maaddo ahayn.
jaahiliyad [m.dh]
1. Ku dhaqmid la'aanta diinta islaamka. 2. Xilliga Islaamka ka hore ee taariikhda carabta.
raaciyad [m.dh]
ld raaciye. raaciye
caafiyad [m.dh]
Xaalad cudur la'aan ee ay nafley ku sugnaato; fayoobi. ld caafiyo. caafiyo
jaariyad [m.dh] (-do, m.l)
Qof haween ah oo guri aanay lahayn shaqaale ka ah.
maaliyad [m.dh]
Hanti.
maamuusiyad [m.dh] (-do, ml.)
Sariir weyn oo kulligeed qoryo ka samaysan, oo xardhan dushana hagoog ku leh. ld maamuusiyad.
naamuusiyad [m.dh]
ld maamuusiyad.
nabiyad [m.dh]
Saxan weyn; siiniyad.
y [m.dh]
(ya') Xarafka saddex iyo labaatanaad ee
alifba'da af soomaaliga waana shibbane.