yaraansho
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

eeg yarow. ld yaraan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaraansho

tabaryaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld tabaryaraan.

yaraan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yar³. ld yaraansho.

ciryaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ciryaraan.

da'yaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld da'yaraan.

dhallinyaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhallinyaraan.

dhiigyaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dhiigyaraan.

diiq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Wax sii yaraansho, sii liciifid. 2. U d.: cid dhibaataysan wax ugu deeqid.

dulyaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dulyaraan.

farayaraansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld farayaraan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg