yarayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)

1. Qof fal sa-mayntiisa sahlasho. 2. Qof wax ku weyn wax yar ka dhigasho. 3. Qof, cid wax liita ka dhigasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yarayso

yaraysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yarayso. ld yaraysad, yaraysi.

farayarayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Ku f.: wax si wanaagsan u farsamayn.

hawlyarayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Ka h.: hawl wax ka qabashadeeda sahlasho. 2. Ka h.: arrin ka welwelid la'aan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg