yuuq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)

Cid wax ku taagid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yuuq

yuuqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
Wax la yuuqay ahaansho.

yuuqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yuuq.

yuuqnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yuuqan. ld yuuqnaan-sho.

yuuqnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yuuqnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg