yuuqid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg yuuq.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yuuqid

yuuq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Cid wax ku taagid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg