yuururid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg yuurur². ld yuurur¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yuururid

yuurur [m.l]
1. Fadhi; yoxoob; kuudud. 2. ld yuururid.

goocaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Meel dan la'aan u yuururid.

yuurur [m.l]
1. Fadhi; yoxoob; kuudud. 2. ld yuururid.

yuurur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Muddo badan hawl la'aan meel fadhiyid; yoxoobid; kuududid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg