Ereyga Maanta: waddoohiye
cargaagtamid  eeg cargaagtan². ld cargaagtan¹.
cargaagtan1  ld cargaagtamid. cargaagtan2  1. Dhawaaq, geedo burburin iwm uu ku kaco libaaxa marka uu caroodo. 2. Muran aan go'aan lahayn ku hadlid. cargo  Laan ama miro curdan ah.
cargun  Doog aad u jilicsan.
cari  1. (f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin. 2. (f.mg) Neef rimman candho keenid.
carid  ld cartamid.
cariigsad  ld cariiqsasho.
cariigsasho  ld cariiqsasho.
cariigsi  ld cariiqsasho.
cariigso  ld cariiqso.
cariiq  Wax qadiin ah; wax qiimo leh; wax caan.
cariiqsad  ld cariiqsasho.
cariiqsasho  eeg cariiqso. ld cariigsad, cariigsasho, cariigsi, cariiqsad, carii.
cariiqsi  1. Wax la yeeli lahaa, qof darti ama ku xumaynti, u diidid; wax aan sameeyeen oo qof ku xumaynti loo sameeyo. 2. ld cariiqsasho. ld cariiqsasho.
cariiqso  Ku c.: fal cid lagu canaadayo ku kicid. ld cariigso.
cariiri1  ld ciriiri¹. cariiri2  ld ciriiri². cariirin  ld ciriiriyid.
cariiryid  ld ciriiryid.
cariiryoon  ld ciriiryoon.
cariiryoonaan  ld ciriiryoonaan.
cariiryoonaansho  ld ciriiryoonaan.
cariish  Hooy ka samaysan dhis iyo dhoobo oo dhinacyadiisu qaab laydi leeyihiin.
carin  eeg cari. ld caris (2).
caris  1. Dhul siman oo ciiddiisu guduudan tahay. 2. ld carin.
carjab1  1. C. ah: maro urtii cusaybku ka ba'ay. 2. ld carjabid. carjab2  Maro, urtii cusaybka ka bi'id. carjabid  eeg carjab². ld carjab¹ (2).
carjaw  (c.nafl.) Cad yar oo aan hilib iyo laf midna ahayn, nadoocma oo lafaha isku xirta.
page : 43 of 95
<< < 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 > >>