afdhuubyaale
(m.l)

Hab geela aarankiisu u ordo isagoo luqunta hore u dhiibanaya gafuurkana dhuubaya. ld afdhuubyaalayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afdhuubyaale

afdhuubyaalee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Afdhuubyaale samayn.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg