dahsoon
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oomay, -oontay; -oomi)Wax qarsoon noqosho.
dahsoon
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax qarsoon ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dahsoon ↴
jaahilbixi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka j.: cid arrin ka dahsooneed u iftiimin.
asiidh-cabirid [m.dh]
(kiim.) Saafid-mugeed ama mitimis asiidh-beys halkaas oo milan caadi ah oo asiidh ah lagu daro milan ribnaantisi dahsoontahay oo ah beys tilmaame ku jiro. Alkalicabiridduna waa roganka asiidhcabiridda. Eeg alkalicabirid.
dahsoomid [m.f.dh]
eeg dahsoon¹.
dahsoonaan [m.f.dh]
eeg dahsoon². ld dahsoonaansho.
dahsoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dahsoonaan.
doorsoome [m.l] (-mayaal, m.l/dh)
(xis.) Xaddi isbeddela sida x oo u taagan xaddi dahsoon ama aan la aqoon, badanaaba ah tiro. Tusaale ahaan: 3y - 1= 8, y waa doorsoome.
ferdibax [m.l]
Iyadoo ruuxaan la adeegsanayo qof wax ka dahsoon loo sheego.
ferdibax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
U f.: ruuxaan isku soo dejin si qof wax ka dahsoon loogu sheego.