dakaan
(m.l)

1. D. ah: gammaan ama awr aad u daalay. 2. ld dakaamid.

dakaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Gammaan ama awr aad u daalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dakaan

dakaamid [m.f.dh]
eeg dakaan². ld dakaamo (2), dakaan¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg