dalaad
(m.dh) (-dyo, m.dh)Dhul bannaan oo aan dhir waaweyn lahayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dalaad ↴
baddalaad [m.dh]
ld beddelid.
daldalaad [m.dh]
ld daldalid.
dalaadala [Falkaab | Adverb]
Si aayar ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg