i
(m.dh)(i') Xarafka sagaalaad ee alifka soomalida.
i
(mu.dhm.ly)Magacuyaal layeele oo tilmaa- maya qofka koowaad ee kelida ah, oo laga hadlaayo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg