maalsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)Cid neef irmmaan ku taakulayn in muddo ah si uu u maalo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maalsii ↴
maalsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maalsii.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg