oof
(m.dh)1. Saableyda dadka labadeeda dhinac midkood. 2. Xanuun daran oo saableyda ku dhaca.
looferay*
lumiyey waqti dhalin yaro nimada
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh oof ↴
oofasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oofo.
oofato [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Dad yar oo hubeysan oo wax dhaca, waxna laaya.
oofayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oofee.
oofaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Qof oofi hayso ahaansho.
oofaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oofaysan. ld
oofaysnaansho oofaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld oofaysnaan.
oofee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
Cid oof ku ridid.
oofi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ballan, arrin iwm fulin.
oofin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oofi.
o [m.dh]
(o') Xarafka shan iyo tobnaad ee
xuruufta af soomaaliga ah, waana shaqal.