aabayeel
(m.l) (-yeelay, -yeshay)

Aabayeel ah: qaddarinta ama tixgelinta cid la siiyo. 2. ld aabayeelid. aabayeelid

aabayeel
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-yeelay, -yeshay)

U aabayeel: qaddarin ama tixgelin cid siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aabayeel

aabayeelid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aabayeel². ld aabayeel¹ (2), aabeyeelid. aabayeel, aabeyeelid

aabeyeelid [m.f.dh ld]
eeg aabayeelid aabayeelid

haal [m.dh]
Isxilsaar; aabayeel. isxilsaar, aabayeel

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg