aabbe
(m.l ) (-bayaal, m.l/m.dh)

1. Nin ubad dhalay. 2. (u.j) Aabbow!; wiilkaygiyow! ld aabbo, aabe. aabbo

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aabbe

aabbannimo [m.dh]
Aabbe ahaansho.

aabbayaal [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. eeg aabbe. 2. Awooweyaashii hore. ld aabbeyaal aabbeyaal

aabbo [u.j ld]
eeg aabbe. ld aabo. aabbe

aabo [m.l]
Dareen naxariis, rabitaan iyo xurmayn leh oo qof qof kale u hayo. eeg aabbo, aabbe.

gaabbee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -beysay)
Aayar socosho.

baabbe [m.l] (-ayaal, m.l/dh)
eeg Aabbe. aabbe

waabberi [m.l]
ld waabari, waabberi, waaberi. waabari, waabberi, waaberi

waabberiisasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld waabariisasho. waabariisasho

waabberiisii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld waabariisii. waabariisii

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg