aabburid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg aabbur aabbur
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aabburid ↴
laba'aabbur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Weel iyo aabburkii, sida dhiil iyo haruubkeed, oo inta labadaba la wada buuxsho, laysku aabburid. 2. Col si loo laayo horay iyo gadaal uga imaansho.
laba'aabburid [m.f.dh]
eeg laba'aabbur². ld laba'aabbur¹ (3).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg