aabyoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)

Ku aa.: cid xumaan aanay mutaysan kula kicid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aabyoo

aabyood [Magac Fal Lab | Noun Verb Masculine]
eeg aabyoo. aabyoo

kabaabyoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
Kabaa-byo dareemid.

kabaabyood [m.f.dh]
eeg kabaabyoo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg