aadaamid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg aadaan². ld aadaan¹, aaddamid, aaddaan¹, eedaamid, eedaan¹. aadaan, aaddamid, aaddaan, eed
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aadaamid ↴
aadaan [m.l]
1. Ogeysiin cod dheer leh oo mu'addinku ugu yeero muslimiinta waqtiyada salaadda.
2. Ci' dheer oo neef riyo ahi uu sameeyo marka uu xanuunsado. ld aadaamid, aaddan¹, eedaan¹. aadaamid, aaddan, eedaan
aaddamid [m.dh]
eeg aadaamid. aadaamid
gaadaamid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaadaan². gaadaan
eedaamid [m.dh]
ld aadaamid. aadaamid
eedaan [m.l]
ld aadaamid. aadaamid
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg