aaddi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Cid meel ku toosin; ld aadi, aadsii. 2. Ku aa.: wax dalool ciriiri ah oo uu geli karo ku beegid. 3. Ku aa.: wax muuqaalkooda wax kale ku gudbid. 4. Isku aa.: wax aan nidaamsanayn sida ay isu raaci karaan u nadaamid. aadi, aadsii
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aaddi ↴
aaddin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aaddi. ld aadin, aadsiin. aadin, aadsiin
aadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2]
ld aaddi. aaddi
aadin [m.dh]
eeg aaddin aaddin
aadsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
eeg aaddin. aaddin
aadsiin [m.dh]
eeg aaddin. aaddin
faaddir [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-riin, m.dh)
Bil soon nin aan soonayn.
faaddirad [m.dh]
Bil soon haweenay af-furan.
faaddirnimo [m.dh]
Faaddir ahaansho.
maaddi [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
M. ah: qof lacagta, xoolaha aad
u jecel oo dantiisa wax kasta ka hormariya.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg