aadmi
(m.l)eeg aadami. aadami
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aadmi ↴
aadami [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
1. Dadka Eebahay dunida guudkeeda ku abuuray oo dhan. 2. Aadami ahaan. ld aadane, aadmi. aadane, aadmi
aadaminnimo [m.dh]
Aadami ahaansho. ld aadminnimo. aadminnimo
aadminnimo [m.dh]
eeg aadaminnimo¹. aadaminnimo
banii-aadmi [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
ld banii-aadan.
beenii-aadmi [m.l]
ld baanii-aadan.
benii-aadmi [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
ld banii-aadan.
binii-aadmi [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
ld banii-aadan.
jallaadmid [m.f.dh]
eeg jallaadan¹. ld jillaadmid.
jillaadmid [m.dh]
ld jallaadmid.
aad [mu.dhm.y]
Magacuyaal tilmaama qofka labaad ee kelida ah (lala hadlaha ama wax loo qoraha). "Ninka aad la hadashay waa walaalkay". ld aa(2), aydin.
aad [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Isku ?a. cayaar: isku beegnaan cayaar. 2. ld aadid.
aad [m.dh.fk] (-dyo, m.l)
1. Isku beegnaanta laba meelood ama shay. 2. Badan, si daran.
3. A. yar: ld aayar.
aad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Meel u socdaalid ama u kicid.
2. (f.mg) Ku a.: wax wax kale u dhigmid.
3. (f.mg) Ku ?a.: cunto cabid iwm cid ku filnaan.
4. (f.mg) Ku ?a.: wax muuqaalkooda wax kale isku gudbid.
5. (f.mg) Ku ?a.: meel aadisteeda wax u adeegsasho. Tusaale: “Cali baabuur buu Kismaayo ku aaday”.