aadsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)eeg aaddin. aaddin
Dheeraadsiin*
waa darajo sare oo dhaqan wanaagsan ah oo Allah ku galadaysto qof: Fadiilo
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aadsii ↴
aaddi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid meel ku toosin; ld aadi, aadsii. 2. Ku aa.: wax dalool ciriiri ah oo uu geli karo ku beegid. 3. Ku aa.: wax
muuqaalkooda wax kale ku gudbid. 4. Isku
aa.: wax aan nidaamsanayn sida ay isu raaci karaan u nadaamid. aadi, aadsii
aaddin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aaddi. ld aadin, aadsiin. aadin, aadsiin
aadsiin [m.dh]
eeg aaddin. aaddin
kaadsiinyo [m.l]
Ku degdegid la'aan.
qaadsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Wax la ekeysiin, wax lagu shubi karo ama lagu ridi karo ama la saari karo. 2. Xoog ama tabcid wax ku oggoleysiin. 3. Cudur cid ku ridid. 4. Nafley meel marin.
qaadsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaadsii. ld qaadsiis.
qaadsiis [m.l]
ld qaadsiin.
abaadsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld abaadi.
abaadsiin [m.dh]
ld abaadin.