aah
(Erey Dareen | Exclamation)Cod yar oo qof xanuun hayo ka soo baxa. ld ah². ah
Gabaahiir*
Macnaha halkan ku qor / Meel cidlo ah oo an wax dad ah joogin
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aah ↴
aaho [m.dh] (-ooyin, m.l)
Dhiibato weyn oo abaar ama cudur ay keenaan oo guud ahaan saameya naflay badan.
yaahuu [Erey Dareen | Exclamation]
Erey laga horgeeyo qof habaartamay. Tus. “Cuqdaa iyo cawradaa cun!”, “Islahel!”.
faah [m.l]
ld faaf¹ (2), faafid. faaf, faafid
faah [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1]
ld faaf². faaf
faahfaah [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: sii caddays (hadal iwm); waxkasheeg; faallo. waxkasheeg, faallo
faahfaahi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Si buuxda arrin u sharaxid.
faahfaahin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg faahfaahi. ld faahfaahis. faahfaahis, faahfaahi
faahfaahis [m.l]
ld faahfaahin. faahfaahin
faahfaahsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la faahfaahiyey ahaansho.
a [m.dh]
(a') Xarafka koowaad ee xuruufta af soomaaliga, ahna shaqal gaaban.