aalo
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)Lo'da inteeda aan weli gaarin da'dii ay rimi ama wax rimin lahayd.
Naalo*
Ukun ama bayd
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aalo ↴
yabadhaalo [m.dh]
Carruurta ay dhasho haweeney minyaro ah.
gaaloobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaalow². gaalow
gaalow [m.l]
Miro ka baxa geed abaareedka qaarkiis.
gaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Gaal noqosho.
kaalo [m.dh]
Nin guursaday xoolaha la siiyo.
kaalori [m.l] (-iyaal, m.l/dh)
(fiis.) K. halbeeg. Xaddiga kulka ee loogu baahdo in uu heerkulka 1 garaam oo biyo ah kor u qaado 1° C (1° K). Halbeegga kaalori beryahan looma adeegsado xisaabinta fisikaad, waxana la qaataa Juul. 1 kaalori =4.1868 juul.
maalooti [m.l]
1. ld magallooti (3) Si daran wax u laaya (bahal ama geesi); aan biqin; dhiigyacab. 2. M. ah: qof waxmatara ah.
ooryawalaaloobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ooryawalaalow. ld ooryowalaaloobid.
ooryawalaalow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Laba nin ooryawalaal noqosho. ld ooryowalaalow.
aa [Qurub | Diirad, Particle | Focus]
ld baa.
aa [mu.dhm.y]
1. ld Aad. 2. ld aydin.
aa [Erey Dareen | Exclamation]
Cod lagu muujiyo xanuunka.