aammiin
(m.dh)Erey la yiraahdo marka la duceysto kaddib, oo ujeeddadiisu tahay in Ilaah aqbalo ducada. ld aamiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aammiin ↴
aamiin [m.dh]
ld aammiin. aammiin
aamiinsasho [m.dh]
ld aammiinsasho. aammiinsasho
aamiinsi [m.l]
ld aammiinsasho. aammiinsasho
aamiinso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld aammiinso. aammiinso
aammiinsad [m.l]
ld aammiinsasho.
aammiinsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aamminso. ld aamiinsad, aamiinsasho, aamiinsi, aammiinsad.
aamm aammiinso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Aaammiin dhihid. ld aamiinso.
talaammiin [m.dh]
Dadka inta aan birta tumin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg