aamminbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)Ka aa.: qof, cid aamminkii uu ku qabay lumin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aamminbax ↴
aamminbixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg aamminbax.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg