aamminid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg aammin².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aamminid ↴
aamminaad [m.dh]
ld aamminid.
aammin [m.l]
1. Aan dhagar iyo laqdabo aqoon; daacad; lillaahi (qof). 2. Nabad ah; aan cabsi lahayn (meel).
aammin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
1. Cid kalsooni ku qabid. 2. Ku aa.: cid si kalsooni leh wax ugu dhiibasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg