aanayso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-stay, -satay)

1. Godob u raadsasho. 2. Qaraabannimo ama saaxibnimo awgeed cid u xigsasho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aanayso

waaceenso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Cid wehel, garab iwm ka dhigasho. 2. Aanayso.

aanaysasho [m.f.dh]
eeg aanayso. ld aanaysad, aanaysi.

ammaanayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Ka a.: wax ammaano ahaan cid uga qaadasho. 2. Ku a.: cid ammaano u dhiibasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg