aarsi
(m.l)ld aarsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aarsi ↴
naarsime [m.l] (-mayaal, m.l/dh)
Naduur.
naarsimo [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Magaca guud ee qalabka birtumuhu adeegsado oo dhan leeyihiin.
ugaarsi [m.l]
ld ugaarasho.
xaarsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld xaari.
xaarsiin [m.dh]
ld xaarin.
aarsasho [m.f.dh]
eeg aarso. ld aarsi.
abbaarsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Wax meel ama wax kale ku aaddin.
abbaarsiin [m.f.dh]
eeg abbaarsii.
abraarsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Wax meel ciriiri ah xoog ku dhex marin.
aar [m.l] (-rar, m.l)
1. Libaax weyn oo lab. 2. Nin geesi ah. 3. Aargoosad.
aar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Alaab (aqal iwm) meel sare saarid. 2. (f.mg) Ka aa.: cid dakano gashay ka gudid. 3. (f.mg) U aa.: cid qof laga dilay, ciddii dishey qof ka mid ah dilid.