aasaasan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-smay, -santay)ld asaasan¹.
aasaasan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa,-snayd)ld asaasan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aasaasan ↴
asaasan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-smay, -santay; -smi)
Wax asaasan noqosho. Tus. “Dhismihii dugsiga cusub weli ma asaasmin”. ld aasaasan¹.
asaasan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la asaasay ahaansho. ld aasaasan².
aasaas [m.l]
ld asaas¹. asaasid.
aasaas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
ld asaas².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg