aashuun
(m.l) (-uummo/-uunno, m.dh)Weel tebedda u eg, dhoobo ka samaysan oo biyaha lagu shubto. ld ashuun.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aashuun ↴
ashuun [m.l] (-uumo, m.dh)
ld aashuun.
shaambi [m.dh] (-iyo, m.l)
Weel weyn oo dhoob ka samaysan qaab ukumeedna leh iyo dabo dhuuban oo biyaha lagu shubto; aashuun. ld shaambaay.
tinnaar [m.l] (-rro, m.dh)
Weel qaab aashuun leh oo dhoobo ka samaysan muufadana lagu dubo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg