aawil
(m.l)ld awaal¹, awaalid.
aawil
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ilay, -ishay)Wax dhicitaankooda ama imaatinkooda filid. ld awaal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aawil ↴
haantaawilfid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine] (-fay, -ftay)
eeg haantaawilif². haantaawilif
haantaawilif [m.l]
Dhibaato kala lumisa dad wada nool iyo xoolahooda.
haantaawilif [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Cido, ama dad iyo duunyo dhibaato darteed kala lumid.
naawil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
1. Wax inay dhacayaan malayn; filid. 2. U n.:cid wax u gudbin.
naawilid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naawil.
taawil [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ilay, -ishay)
ld taawi.
taawilid [m.dh]
ld taawin.
aawilid [m.f.dh]
ld awaalid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg