aayaxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)Cid aan aayo ficnayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aayaxun ↴
aayaxumaan [m.f.dh]
eeg aayaxun. ld aayaxumaansho, aayaxumi, aayaxumo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg