aayoonayn
(m.dh)(kiim.) Habka soo saaridda ayoonnada.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aayoonayn ↴
ayoon [m.dh] (-nno, m.dh)
(kiim.) Atam ama koox atamyo ah oo lumiyay hal ama in ka badan oo elektaroonno ah si ay u yeeshaan saldanab togan (a. togan), ama helay hal ama in ka badan oo elektaroonno ah si ay u yeeshaan saldanabtaban (a. taban). Weliba eeg aayoonayn.
haydka aayoonaynta [m.l]
(fiis.) Tamarta loo baahan yahay si atomka gaaska (uumiga) looga saaro elegtroon.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg