abaahiyid
(m.f.dh)ld abaahi¹, abaahin, abaahis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaahiyid ↴
abaahi [m.l]
Isutagga awrka iyo hasha. ld abaahiyid.
abaahin [m.f.dh]
eeg abaahi². ld abaahiyid.
abaahis [m.l]
ld abaahiyid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg