abaaji
(m.l)Xoolo lumay oo waa dambe la tabay.
abaaji
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-iyay, -iday; -iyi)Xoolo lumay waa dambe tebid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaaji ↴
abaajiyid [m.f.dh]
eeg abaaji².
geelkacabaajis [m.dh]
ld geelkacabaadi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg