abaaldaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax aan abaal lahayn ahaansho (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaaldaran ↴
abaaldarnaan [m.f.dh]
eeg abaaldaran. ld abaaldarnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg