abaaldarnaan
(m.f.dh)eeg abaaldaran. ld abaaldarnaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaaldarnaan ↴
abaaldarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld abaaldarnaan.
abaaldarro [m.dh]
Gudid ama aqoonsi la'aanta abaal la isu galay. ld abaaldarnaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg