abaaldhac
(m.l)Samo la isu galay oo wixii uu mudnaa aan lagu gudin. ld abaaldhicid.
abaaldhac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -dhici)Ka a.: samo la isu galay wixii uu mudnaa ku gudid la'aan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaaldhac ↴
abaaldhicid [m.f.dh]
eeg abaaldhac². ld abaaldhac¹.
jisakaddare [m.l]
Abaalkii loo galay, wax xun ku guda (qof); qfkii wanaag u gala, ka abaaldhaca. ld jisadkaddare.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg