abaddar
(m.l) (-rro, m.dh)1. Qof aan waxba laga dhaadhicin karin; macangag. 2. Geesi aan caqli lahayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaddar ↴
abaddarnimo [m.dh]
Abaddar ahaansho.
labaddaraadle [Falkaab | Adverb]
Si kastaba; hubaal ahaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg