abasax
(m.l)ld abasaxi.
abasax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -sixi)(Hal) wax abaahin u baahan noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abasax ↴
abasaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld abasaxsan.
abasaxi [m.l]
1. Baahida ay hal ama qaalin geel ahi u qabto abaahi. 2. A. ah: hal ama qaalin geel oo u baahan abaahi.
abasaxnaan [m.dh]
ld abasaxsanaan.
abasaxnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld abasaxsanaan.
abasaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax abaahin u baahan ah ahaansho (hal).
abasaxsanaan [m.f.dh]
eeg abasaxsan. ld abasaxnaan, abasaxnaansho, abasaxsanaansho.
abasaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld abasaxsanaan.
abasixid [m.dh]
eeg abasax².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg