abaydimi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Ilmo yar abaydin ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaydimi

abaydimin [m.f.dh]
eeg abaydimi.

habroor [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ilmo macluul ah abaydiminta aan ku habaysnayn darteed ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg