abaydin
(m.l/dh.kh)

A. ah: ilmo yar oo naaska hooyo aan nuugin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abaydin

abaydimi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ilmo yar abaydin ka dhigid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg