abbaanso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)Cid abbaan u noqosho (qof).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abbaanso ↴
abbaansasho [m.f.dh]
eeg abbaanso. ld abbaansi.
qabbaanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Cid qabbaan ka dhigasho.
abbaan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Qof cid magan geliyey. 2. Qof, cid magan u ah.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg