abbaarid
(m.f.dh)eeg abbaar³. ld abbaar¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abbaarid ↴
waalli [m.dh]
(daaw.) Isbeddel daran ee dhimirka oo caan ku ah habka fakaridda oo aan dhammayn iskuna xirneyn; abbaaridda dhabta oo beddelan; iyo jawaab celin caadifi ah.
xabbaarid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xabbaar².
abbaar [m.l]
1. Meel ku aadkeeda. 2. ld abbaarid.
cabbaarid [m.f.dh]
eeg cabbaar³.
hagaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Wax sidii laga rabay noqosho. 2. Ka h.: wax ama meel ka tegid. 3. Ku h.: wax, ama meel si toos ah u abbaarid.
iscaddiir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax si toos ah u abbaarid.
isku-aad [m.l]
Isku abbaaridda ay laba shay ama kooxood isku abbaarmaan. ld aad¹.
isku-aaddi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Laba walxood ama ka badan isku abbaarid.
mala-abbaarid [m.f.dh]
eeg mala-abbar².
abbaar [m.l]
1. Meel ku aadkeeda. 2. ld abbaarid.
abbaar [m.dh]
Hadal, arrin iwm sida ku habboon ee looga baahanyahay. Tus. “Hadalka abbaartiisu sidaa ma ahayn.”
abbaar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Si toos ah oo aan leexleexasho lahayn wax u aadid. 2. (f.mg) Ku a.: wax kale ku toosin.