abbaarqaado
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-aatay, -aadatay)

Ka a.: meel jahadeeda meel kale uga tilmaan qaadasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abbaarqaado

abbaarqaadasho [m.f.dh]
eeg abbaarqaado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg