abbaarsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)

Wax meel ama wax kale ku aaddin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abbaarsii

abbaarsiin [m.f.dh]
eeg abbaarsii.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg