abboow
(m.l)ld abboowe.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh abboow ↴
abboowe [m.l] (-wayaal, m.l/dh)
1. Waxa wiil u yahay ilmaha la dhashay ee ka yaryar. 2. Erey “walaal” ka dhigan oo kuwa wada dhashay ama xigto ah ama is jeceli isugu yeeraan. 3. Wiil waxa uu u yahay ilmaha la dhashay ee ka yaryar. ld abboow, boowe.
boowe [m.l]
ld abboowe.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg